Hassan Kobac Foundation ayaa maanta waanta waxa ay qeybisay deeq raashiin ah oo loogu tala galay dadka muslimiinta ah ee bisha barakeysan ee ramadaan aanan awoodin in ay iibsadaan afurka,

kobac foundation waxa ay mar walba diyaar utahay caawinta dadka danyarta ah ee ku dhaqan guud ahaan soomaaliya,
